|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Xisbiyada Iyo Ururada La Qaateen Komishanka Doorashooyinka
July 24, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Shacabka EE S.P.P Garyaqaan Maxamed Maxamuud xaashi “Timo” ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta ururada iyo xisbiyada qaranku la qaateen komishanka doorashooyinka Somaliland Gudoomiye Timo ayaa sheegay in xubnaha komishanka uga xogwarameen halka ay marayaan hawlaha udiyaar garowga doorashooyinka iyagoo xusay in dhamaan ay udiyaar yihiin hawlaha lagu galayo doorashada ururada iyo madaxtooyada oo mudo dhowr bilood ahi inaga xigaan.
Related posts:“Muuse Doorasho Uu Qabanayo 13November Majirto, Kulamadan Iyo Waxan Uu Wadaana Waa Hoosaasin Iyo Bur... Daawo:Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Ee SOLJA Oo Magacaabay Gudiga Qabanqaabada Shirwaynaha 6aad ee... Maamulka Dawlada Hoose Oo Wadooyin Casri Ah Ka Hirgaliyay Caasimada hargaysa Iyo Horumarka Ay ku Tal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|