WAJAALE NEWS

Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga oo Soo Jeediyay In La Kala Diro Goleyaasha Deegaanka Dalka

Hargeysa (WJN) – Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta Somaaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay inuu kala diro goleyaasha deegaanka dalka  oo ay tilmaameen inuu wakhtigoodu dhamaaday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version