|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga oo Soo Jeediyay In La Kala Diro Goleyaasha Deegaanka Dalka
July 1, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta Somaaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay inuu kala diro goleyaasha deegaanka dalka oo ay tilmaameen inuu wakhtigoodu dhamaaday.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|