Jigjiga (WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar “Cagjar”, ayaa kulan balaadhan la qaatay weftigii Wasiirada ahaa ee ka socday Somaliland ee ku sugnaa magaalada Jigjiga oo uu u hogaaminayay Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/K9E5way5ETA