ADIS ABABA(W,N) Madaxwaynaha somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay oo maanta soo gaadhay caasimada dalka itoobiya ee adis ababa ayaa kulan la qaatay madax sare sare oo katirsan dawlada fadaraalka itoobiya oo uu horkacayo wasiirka maaliyada axmed shide ahna gudoomiyaha shacabk dimuqraadiga somalida itoobiya iyo madaxwaynaha ismaamulka somalida mustafe muxumed cumar (cagjar)
HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;