WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha DDS Oo Kulan La Qaatay Saraakiisha Ciidanka Liyuu Booliska Iyo Arimaha Uu kala Hadlay!

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar ayaa kuan la qaatay saraakiisha ciidanka liyuu booliska somalida oo dhawan ay dawlada fadaraalka itoobiya shaacisay in la baabiidooni islamarkaana ay ka mid noqon doonaa ciidamada fadaraalka.

 

Exit mobile version