Adis Ababa(W,N) Wararka laga helayo magaalada madaxda Dalka Itoobiya ee adis ababa ayaa sheegay in goor dhawayd xubnihii xisviga dimuqraadiga ah ee somalida itoobiya ee ku sugnaa maalmihii udabeeuau magaalada adis ay gudoomiyaha xisbiga dumuqraadiga somalida itoobiya ayudoorteen wasiirka Warfaafinta Fadaraalka Itoobiya Axmed Shide In uu Xilkaasi Qabto.
Sidoo kale Wararka laga helayo Dalka itoobiya ayaa tibaaxay in Axmed Shide lagu wado in uu noqdo Madaxwaynaha DDSI ee uu dhawaan iska casilay cabdi Maxamuud Cumar
Halkan kaga Bogo Warkan Oo Faah faahsan;