Hargeysa (WJN) –Koomiishanka Xuquuqal Iinsaanka qaranka Somaliland ayaa maanta warbixin ku saabsan arimaha xaquuqal Iinsaanka siiyay Daneeyeyaasha arimaha Xuquuqal Iinsaanka.
Kulankan oo ka qabsoomay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxa ka soo qaybgalay Saraakiil ka kala socota Ciidamada Booliska, Asluubta, Xildhibaanada goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada iyo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com