WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Jsl Oo Wasaarada Warfaafinta Ugu Baaqay In Dib Loo Furo Idaacadii Qaranka!

HARGASYA(W,N)Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ayaa masuuliyiinta wasaarada warfaafinta ugu baaqay in deg deg loo furo idaacadii qaran oo mudo xun

Xildhibaanadan ayaa sheegay in deegaanadii laga dhagaysan jiray imika laga dhaygayso idaacado xumaanta Somaliland faafiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version