HARGAYSA(W,N)-Xoolihii ugu tirade badnaa ee somaliland ayaa maanta ka dhoofay dekeda berbera kuwasi oo kusii jeeda dalka sucuudiga xoolaha ayaa ah kuwii loogu talo galay xiliga xajka.
Xoolihii Ugu Tirada Badnaa Ee Somaliland Oo Ka Dhoofay Dekeda Berbera
