WAJAALE NEWS

Siyaasiyiinta Madasha Waddatashiga oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inay Sharciga Ku Soo Noqoto

Hargeysa (WJN) – Siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa dhaliilo culus u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Iyagoona ku dhaliilay xayiraada ay saartay Telefiishanada Horyaal iyo Eryal, Waxaana ay sheegeen inay Xukuumadu mudooyinkii u danbeeyay baalmarayso shuruucda wadanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version