Siyaasiyiinta Madasha Waddatashiga oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inay Sharciga Ku Soo Noqoto | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasiyiinta Madasha Waddatashiga oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inay Sharciga Ku Soo Noqoto
June 20, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa dhaliilo culus u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Iyagoona ku dhaliilay xayiraada ay saartay Telefiishanada Horyaal iyo Eryal, Waxaana ay sheegeen inay Xukuumadu mudooyinkii u danbeeyay baalmarayso shuruucda wadanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS