WAJAALE NEWS

DAAWO; Xuska Maalinta Qaxoontiga Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!

HARGAYSA(W,N)- Madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta qaxoontiga aduunka oo lagu qabtay magaalada hargaysa huteelka maansoor

Xusnka maalinta qaxoontiga aduunka oo caalamka oo dhan laga xuso 20bisha.

Munaasibada ayaa waxaa soo agaasimay haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland iyo haayada unhcr waxaana ugu horay ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga Cabdikariim Maxamed Axmed (Xinif) iyo xubno ka socday haayadaha caalamiga ah ee ku sugan somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version