|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Maalinta Qaxoontiga Aduunka Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!
June 23, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu xusayay maalinta qaxoontiga aduunka oo lagu qabtay magaalada hargaysa huteelka maansoor Xusnka maalinta qaxoontiga aduunka oo caalamka oo dhan laga xuso 20bisha.
Munaasibada ayaa waxaa soo agaasimay haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland iyo haayada unhcr waxaana ugu horay ka hadlay gudoomiyaha haayada qaxoontiga Cabdikariim Maxamed Axmed (Xinif) iyo xubno ka socday haayadaha caalamiga ah ee ku sugan somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Fanaanada Ruun Xadi Saban Oo Sidiiran Loogu Soo Dhaweeyay Garoonka Diyaaraha Ee Caasimada Har... DAAWO; Madaxwaynaha Jsl Oo ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Xaaji Cabdi Waraabe. Daawo:Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Xubnaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|