WAJAALE NEWS

DAAWO; Maayarka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Wado Cusub Oo Laga Hirgalinayo Gudaha Magaalada.

GABILEY(W,N) Maayarka magaada gabiley oo ay weheliyaan,xoghayaha dawlada hoose iyo maamulka gobolku iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo 2km lagana hirgalinayo gudaha xaafadaha magaalada  gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version