Borama (W,N)- Wasiirada wasaaradaha Cadaalada, Beeraha, Qorshaynta iyo Diinta iyo Aw Qaafta Somaliland ayaa waxa ay magaalada Boorama kaga qayb galeen afur uu fidiyay Boqorka dalka Sucuudiga oo uu soo qaban qaabiyay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya dalka Jabuuti.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka