Ceerigaabo (WJN) – Ciidamada Milateriga Somaliland ee gobolka Sanaag, ayaa gacanta ku soo dhigay sadex askari oo deegaanka Goof ee koonfurma magaalada Ceerigaabo ay ku dileen nin Ganacsade ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabdilaahi Abshir Diiriye, Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Milateriga Somaliland ee gobolka Sanaag.
Dhinaca kale, Siyaasi Cali Baashe oo ka soo jeeda deegaanka ayaa Taliska Ciidamada Milateriga Somaliland iyo Madax-dhaqameedka gobolkaa Sanaag ku bogaadiyay soo qabashada Askartan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Ceerigaabo Office
Wajalenews@gmail.com