WAJAALE NEWS

DAAWO; Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Wasiirka Dib Udajinta Oo ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay.

HARGAYSA (W,N) Labad dhinac ayaa ka wada xaajooday In Dawlada Holland Somaliland ka taageerto Dib-udejinta barakacayaasha iyo Dadka kale ee Qaxoontiga ka soo Laabta dalka Dibadiisa.

Exit mobile version