DAAWO; Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Wasiirka Dib Udajinta Oo ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Safiirka Holland U Fadhiya Kenya Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Wasiirka Dib Udajinta Oo ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay.
June 1, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Labad dhinac ayaa ka wada xaajooday In Dawlada Holland Somaliland ka taageerto Dib-udejinta barakacayaasha iyo Dadka kale ee Qaxoontiga ka soo Laabta dalka Dibadiisa.

COMMENTS
LINKS