HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gadiidka somaliland cabdilaahi Abokor oo xukuumadii axmed siilaanyona kasoo noqday wasiir kuxigeenka abniga ayaa banaanka keentay doorkii xirsi cali xaaji xasan ku lahaa xilka qadisktii taliyihii ciidanka qaran Gen Jidhif oo uu sheegay in ay ku maan dhaafeen weerar lagu qaado kalshaale taasi oo sobobta in xilka deg deg looga qaado taliye jidhif.
HALKAN KA DAAWO CABDILAAHI ABOKOR OO ARIMAHAASI KA HADLAYA;
https://youtu.be/I-rVvF8YWCM