“Waxaan Xusuustaa Taliyihii Ciidanka Qaranka Gen Jidhif, Waxay Isku Seegeen Xirsi Ciidanka Gali Kalshaale,Wuxuna Xirsi fadhiyay Miiska Saraakiisha” Wasiir Cabdilaahi Abokor. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Xusuustaa Taliyihii Ciidanka Qaranka Gen Jidhif, Waxay Isku Seegeen Xirsi Ciidanka Gali Kalshaale,Wuxuna Xirsi fadhiyay Miiska Saraakiisha” Wasiir Cabdilaahi Abokor.
May 6, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gadiidka somaliland cabdilaahi Abokor oo xukuumadii axmed siilaanyona kasoo noqday wasiir kuxigeenka abniga ayaa banaanka keentay  doorkii xirsi cali xaaji xasan ku lahaa  xilka qadisktii taliyihii ciidanka qaran Gen Jidhif oo uu sheegay in ay ku maan dhaafeen weerar lagu qaado kalshaale taasi oo sobobta in xilka deg deg looga qaado taliye jidhif.

HALKAN KA DAAWO CABDILAAHI ABOKOR OO ARIMAHAASI KA HADLAYA;

https://youtu.be/I-rVvF8YWCM

COMMENTS
LINKS