HARGAYSA(Wajaalenews)-Suldaan Mawliid Sabayste oo kamid ah Saladiinta Waqooyiga Hargaysa, Ee beelaha Sacad Muuse oo maanta Saxaafadda la hadlay ayaa fariin adag oo ku aadan degaanada lixda ah ee Xukuumaddu sheegtay in Diwaangalinta laga qabanaayo, wuxuu u diray Madax dhaqameedka Gobolka Awdal. Suldaanka oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.
https://youtu.be/_cBpFOOBkY0