HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdilaahi Geel jire oo kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa baarlamaanka somaliland ugu baaqay in aanay ansixin xukunka Deg deg ah ee madaxwayne muuse biixi kusoo rogay gobolka sanaag kaasi oo maalinta bari kulan ay ka yeelanayaan laba gole ee Somaliland
Siyaasi geel jire ayaa ka digay khatarta ku lamaan xukunka deg deg ah ee xukuumadu shaacisay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;