|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo “Baarlamaanka Jsl Ugu Baaqay In Ay Diidaan Ansixinta Xukunka Deg Deg Ah Ee Madaxwaynuhu Kusoo Rogay Gobolka Sanaag.
May 1, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdilaahi Geel jire oo kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa baarlamaanka somaliland ugu baaqay in aanay ansixin xukunka Deg deg ah ee madaxwayne muuse biixi kusoo rogay gobolka sanaag kaasi oo maalinta bari kulan ay ka yeelanayaan laba gole ee Somaliland Siyaasi geel jire ayaa ka digay khatarta ku lamaan xukunka deg deg ah ee xukuumadu shaacisay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO ; Siyaasi Abiib Diiriye Oo khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediyay Shacabka Reer Tog Waj... Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama Ayaa Dadka Maraykanka Ugu Baaqay In Damiirkooda Eegaan Oo Ay Is... Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saartay Khasaaraha ka Dhashay Dagaalka Ka Dhacay Magaalada Laascaanoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|