WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani oo Suuqyada Magaalada Hargeysa Kula Shaheeyay Dadwaynaha

Hargeysa (WJN)– Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” oo ay wehelinayaan xildhibaano ka soo jeeda Degmada Axmed Dhagax, ayaa maanta salaadii Jumcaha kahor uu qaar ka mid ah  shacabka degmada Axmed Dhagax kula shaaheeyey maqaaxiyaha ku yaala xafadaasi.

Guddoomiye Cirro oo saacado ku sugnaa goobaha maqaaxiyaha shaaha ee degmada Axmed Dhagax, ayaa xaal waraystay isagoona la sheekeystay dadkii goobta ku sugnaa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version