WAJAALE NEWS

DAAWO; Badhasaab Gobolkii Loo Soo Magacaabay Iyo Dadkii Uu Xukumayay Xaqiray Si Cadna u Bayaamiyay in Aanay Gobol Jira Ahayn.

DAAWO; Badhasaab Gobolkii Loo Soo Magacaabay Iyo  Dadkii  Uu Xukumayay Xaqiray Si Cadna u Bayaamiyay  in Aanay Gobol Jira Ahayn.

Badhasaabka Gobolka gabiley Xamse Cadaw Yuurura ayaa si badheedha meel fagaare ah uga duray gobolnimada gabiley si cadna u sheegay in aanay ahayn gobol cidii qaadan waydana loogu dhaarto gudo iyo dibadba

https://youtu.be/5UdtpFIIAe0

Exit mobile version