WAJAALE NEWS

DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Sababta Dowlada Turkigu U diiday In 18 May laga Xuso Ankara.

HARGAYSA(W,N) Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha dibada Somaliland  ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta  ay dawalda turkiga uga joojisay jaaliyada reer Somaliland ku dhaqan turkigu in ay ku qabtaan xuskeeda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version