WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Fadhiisimaha Hore Ee Ciidamada Ee Gobolka Sool.

SOOL(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa kormeeray fadhiisimada hore Ciidanka Qaranka Somaliland ku suganyihiin.

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL iyo Saraakiil sarsare oo ka tirsan Ciidanka Qaranku, waxay soo kormeereen fadhiyada kala duwan ee Ciidanka Qaranka gaar ahaan Aaga Buqdharkayn

Afhayeenka ciidanka qaranka Somaliland G/s; Cabdi dheere ayaa ka warbixiyay kormeerka furimaha hore ee taliyaha ciidanka qaranka jsl.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version