HARGAYSA(W,N)Wasiirka warfaafinta jahmuuriyada somailand maxamed muuse diiriye ayaa ka hadlay dilkii xalay ka dhacay deegaanka ceel afwayn oo lagu dlay hal qof
Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in ay ciidamada qaranku talaabo adag ka qaadi doonaan cidii gaysatay falkaasi
Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;