WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Arimaha Ay Wada Hadleen!

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Mudane Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe)

Kulankan madaxwaynaha iyo gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa waxaa ku weheliyay gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye, gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye iyo wasiiro katirsan xukuumada.

Dhanka kale gudoomiyaha xisbiga ucid iyo gudoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay kulanka iyo arimaha ay wada hadleen.

Exit mobile version