DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Dilkii Ka Dhacay Deegaanka Ceel Afwayn Iyo fariin Culus Oo Uu Udiray Shacabka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Dilkii Ka Dhacay Deegaanka Ceel Afwayn Iyo fariin Culus Oo Uu Udiray Shacabka
May 23, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Wasiirka warfaafinta jahmuuriyada somailand maxamed muuse diiriye ayaa ka hadlay dilkii xalay ka dhacay deegaanka ceel afwayn oo lagu dlay hal qof

Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa sheegay in ay ciidamada qaranku talaabo adag ka qaadi doonaan cidii gaysatay falkaasi

Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS