WAJAALE NEWS

DAAWO; Madax-dhaqameedka Deegaanka Ceel Afwayn Ee Uu Kasoo Jeedo Ninkii La Dilay Oo fariin Culus UDiray Xukuumada,

Ceel afwayn(W,N) madax-dhameedka beesha ninkii lagu dilay deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag  ayaa ka hadlay dilkaasi madaxdhaqameedka ayaa sheegay in aanay dib usuganayn wax qabada xukuumada ah

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version