HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeed cusub ee gurmad marwo rooda cabdi muuse ayaa ka hadashay kulankii madaxwayne biixi la yeeshay qaarkamid ah masuuliyiintii urur siyaasadeedyada cusub isagoo ka tagay urur siyaasadeedyo kale
Marwo rooda ayaa madaxwayne biixi ku eedaysay in uu kala xigtaysanayo ururada islamarkaana uu reeraha qaar doonayo in u siyaasada dalka maynorati kaga dhigo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;