GABILEY(W,N)-Gudida beesha jabriil abokor oo maanta shir ja,raid ku qabtay magaalada gabiley ayaa soo dhaweeyay qodobadii ay gudida beelaha bariga burco kazoo saareen khilaafka siyaasadeed ee dalka iyagoo sheegay in ay yihiin kuwo xal u ah khilaafka doorashooyinka ee dalka ka taagan
Sidoo kale madaxdhaqameedka reer gabiley ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu aqbalo go,aankan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;