Hargeysa (WJN)- Wasiirkii hore ee Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo Wasiirka cusub ee Madaxweyne Biixi u soo magacaabay Wasaaradaasi Cumar Cali Cabdilaahi, ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay xilkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office