Wasiirkii Hore Wasaarada Caafimaadka iyo Wasiirka Cusub oo Xilka La Kala Wareegay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirkii Hore Wasaarada Caafimaadka iyo Wasiirka Cusub oo Xilka La Kala Wareegay
April 22, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirkii hore ee Wasaarada horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf iyo Wasiirka cusub ee Madaxweyne Biixi u soo magacaabay Wasaaradaasi Cumar Cali Cabdilaahi, ayaa maanta si rasmi ah ula kala wareegay xilkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS