WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti,Soona Bandhigay Tirada Ganacsato Uu Hantidooda Xoog kula Wareegay+Qorshaha Wakhtigan Ee Ina Geele Arab!

HARGAYSA(W,N) Qoraa Cali Dool Axmed oo kamida dadka siyaasada geeska u dhuun daloola ee reer somaliland ayaa ka hadlay Qorshe La Sheegay in dawlada jabuuti ku doonayso in loogu gacan galiyo ganacsade Axmed Cismaan Geele oo kamida ganacsatada jabuuti iyo somaliland.

Sidoo kale Cali Qoryoolay ayaa Eedihii Ugu cuslaa ku Ganey Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo uu ku Eedeeyay in uu Damacsan yahay in uu xoog kula wareego hantida ganacsadahan Isagoo sheegay tirada ganacsato reer jabuuti ah oo madaxwayne Geele hantidooodii xoog kula wareegay.

Dhanka kale Cali Qoryoolay ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in  uu dalka ka qabto basaasiin udhashay somaliland oo iyagu ushaqaynaya jabuuti khatarna ku aha qarannimada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/QDUPd80v580

Exit mobile version