WAJAALE NEWS

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Wadda Hadalada Somaliland Iyo Somaaliya.

JIG JIGA(W,N) Raysal-Wasaaraha Dalka  Itoobiya Abiy Axmed  Ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Sida uu u arko Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaaliya oo lafilyo in ay dhawaan dib u furmaan

sidoo kale raysal-wasaaraha itoobiya ayaa sheegay in ay muhiim u tahay geeska africa nabad ku wada noolaanshaha somaliland iyo soomaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version