WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Degmada Tog Wajaale Ka Bilowday Qaybinta Bugaagta Manhajka Dawliga Ah

Tog Wajaale(W,N) Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare jsl oo mudooyinkii udnabeeyay gobolada dalka ka waday qabtinta manhajka dawlada ayaa maanta gaadhay degmada tog wajaale Ee gobolka gabiley halkaasi oo ay bilowday qaybinta manhajka dugsiyada dawlada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version