DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Degmada Tog Wajaale Ka Bilowday Qaybinta Bugaagta Manhajka Dawliga Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Degmada Tog Wajaale Ka Bilowday Qaybinta Bugaagta Manhajka Dawliga Ah
April 8, 2019 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare jsl oo mudooyinkii udnabeeyay gobolada dalka ka waday qabtinta manhajka dawlada ayaa maanta gaadhay degmada tog wajaale Ee gobolka gabiley halkaasi oo ay bilowday qaybinta manhajka dugsiyada dawlada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS