HARGAYSA(W,N) Guud ahaan golayaasha deegaanka degmooyinka Somaliland ayay maanta kaga eegtahay mudo xileedkii loo kordhiyay taasi oo xiligan aanay jirin wax talaabo ah oo loo qaaday dhinaca doorashada iyo waxa laga yeelayo golayaasha deegaanka dalka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/FIY9RjXDPU4