Xarshin (WJN)- Maamulka degmada Xarshin iyo Qaar ka mida xubnaha soo xulaya ergooyinka ka qayb gali doona shirweynaha Xisbiga dimuqraadiga shacabka dawlad deegaanka Soomaalida oo ka qabsoomaya magaalada Jigjiga, ayaa maanta shir uga furmay degmada Xarshin.
Kulanka oo soconya mudo todoba cisho ah, ayaa ujeedkiisa waxa faah faahin ka bixiyay Gudoomiyaha Degmada Xarshin Khadar Cabdi Xuseen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/s3wG8qc-wGk