HARGAYSA(W.N) Dr Buuxane oo kamida Ergadii Reer Somaliland ee dhawaan garoowe utagtay dhex dhexaadinta colaada Somaliland iyo maamul goboleedka somaliya ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay arimo door ah iyo wixii uga soo qabsoomay safarkoodan.
Sidoo kale Dr Buuxane ayaa ka waramay waxa uu ka ogaa safarkoodan madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Aragtida uu ka qaatay madaxwaynaha maamul goboleedka puthland cabdiwali gaas
Dhanka kale Dr Buuxane ayaa carabka ku dhuftay dalka ay doonayaan in ay ku dhex dhexaadiyaan labadan dal Iyo halka ay umarayso Qorshaha Nabadaynta ah ee ay wadaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
https://youtu.be/5km1reaMVHE