|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirka Xulidda Ergooyinka Xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka DDS oo Ka Furmay Degmada Xarshin
March 14, 2019 - Written by Reporter:Xarshin (WJN)- Maamulka degmada Xarshin iyo Qaar ka mida xubnaha soo xulaya ergooyinka ka qayb gali doona shirweynaha Xisbiga dimuqraadiga shacabka dawlad deegaanka Soomaalida oo ka qabsoomaya magaalada Jigjiga, ayaa maanta shir uga furmay degmada Xarshin. Kulanka oo soconya mudo todoba cisho ah, ayaa ujeedkiisa waxa faah faahin ka bixiyay Gudoomiyaha Degmada Xarshin Khadar Cabdi Xuseen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/s3wG8qc-wGk Related posts:Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Wakana Warbixiyay S... Qoraa Boobe Yuusuf Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Waxyaabihii Khayriga Ee Lagu Xusuusan Doono Marxuum... Magaalada Tog-Wajaale oo Laga Dhagax Dhigay Xarun Cusub oo Baanka Dhexe Ee Somaliland Ku Yeelan Doon... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|