WAJAALE NEWS

Shirka Diyaargarowga Shirweynaha 10-aad Ee Xisbiga Shacabka DDS oo Ka Furmay Jigjiga

Jigjiga (WJN)– Shir balaadhan oo xog waran ah oo loogu diyaar garoobayo shirweynaha 10aad e Xisbiga dimuqraadiga shacabka Soomaalida dawlada deegaanka, ayaa maanta ka furmay magalada Jigjiga.

Shirkan oo ah mid xogwaran ah ayaa waxa ka soo qayb galay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka, Wasiirka Maaliyada Itoobiya iyo dhamaan ergooyinka ka qay galaya shirweynaha 10aad ee Xisbiga dimuqraadiga Shacabka Soomaalida dawlad deegaanka, iyadoona shirka lagu soo bandhigayo geedi socodka shirka la qaban doono iyo waliba casharo la xidhiidha marxaladihii uu soo maray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/q84SDPBVRsE

Exit mobile version