HARGAYSA(W,N)-Wasaarada waxbarashada somaliland ayaa ka jawaabtay eedo au ujeediyay xildhibaano katirsan golaha wakiilada kana soo jeeda gobolka awdal oo ku eedeeyay in ay si eex ah uqaadatay macalimiin dugsiyada dalka wax ka dhigi doona.