Addis Ababa (WJN)- Ra”iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta kulan laba geesood ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa.
Abiy iyo Farmaajo ayaa ka wada hadley sidii loo xoojin lahaa nabadda gobalka ee heshiisyada hore loo saxeexay iyo qaabab loo hubiyo in xidhiidhka Kenya iyo Soomaaliya, sida lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha Itoobiya.
Waxay sidoo kale ka wada hadleen sii wadida horumarinta dekadda iyo sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta xidhiidhka Somaliland si loo taageero nabadda gobolka Geeska Afrika.
WAJAALENEWS DESK
ADDIS ABABA OFFICE
WAJALENEWS@GMAIL.COM