WAJAALE NEWS

Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida

Hargeysa (WJN)- Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ahaa gudidii qaban qaabada shirkii beelaha Dir ee ka dhacay magaalada Addis Ababa, ayaa sheegay in aanay jirin haba yaraatee cid lagu doortay Shirkaasi.

Waxa kaloo Prof: Cabdisalaan Yaasiin ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo la xidhiidhay shirkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version