WAJAALE NEWS

Daawo: Gudiga Komishanka Qaranka Oo Murashaxiinta Sadexda Xisbi Qaran Gudoonsiiyay Shahaadadii Murashaxnimo

Hargeysa(W,N)-Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kulan ay la qaateen murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran,waxa ay lixda murrashax gudoonsiiyeen shahaadadii murrashaxnimo ee ay kaga qayb galayeen doorashada madaxtooyada Somaliland.

Exit mobile version