HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland saleebaan cali koore ayaa xilkii ka qaaday mareeyihii hore ee wakaalda biyaha Berbera isagoo mareeye cusub usoo magacaabay
Qoraal kasoo baxay xafiiska wasiirka biyaha ayaa lagu shaaciyay xilka qaadistan halka mareeye cusub uu u magacaabay wakaalada biyaha Berbera
HALKAN KAGA BOGO WARKA MAGACAABISTA MAREEYAHA WAKAALADA BERBERA;